Ururka Badda Cas ee Stockholm waxa uu kugu marti qaadayaa in aad kala soo qayb gasho, munaasabad sanadle ah oo uu Ururku u qabto dadka ka tirsan, taas oo ah Munaasabada solaygga ee xagaagga (Sommer Grill).

This event has passed.