Xafladdii qalinjabinta ardayda dugsiga sare ee Stockholm ee 2026

Ururka Baddacas waxa uu sannad walba qabanqaabiyaa xaflad loogu dabbaaldegayo ardayda ka qalinjebisay dugsiyada sare er Stockholm, Sweden.
Sannadkan 2026 waa kii 7aad ee la qabto. Tirada ardayda xaaladda loo qabtay waxay sannadkan ahaayeen 18 arday. Taariikhda xafladdu waxay ku beegnayd 7 juun 2026. Goobtu waxay ahayd Rinkeby Folketshus. Waxaa ka soo qaybgalay ardayda qalanjibisay iyo waalidkood iyo walaalahood. Sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay maamulka Baddacas, hawladeennadii xafladda, macallimiinta dugsiyada iyo Matti-sharaf.

Hambalyo ayuu maamulka Baddacas u dirayaa ardayda. Ilaahay ha ka dhigo kuwii anfaca naftooda -if iyo aakhiro-, Sidoo kalena anfaca dalkooda, dadkooda iyo diintooda.

Guddida fulinta Baddacas ee 2026

Pictures of 15 Feb 2025 regular meeting

Xafladii Solayga ee sanadlaha ahayd
2024-08-24
Waxaa ka soo qaybgalay 239 oo Carruur,rag iyo Dumarba is ugu jira

2024-08-08
Xagaabixii qosaska iyo dhalinyarada
SWEDEN

Xafladii qalin jabinta Dugsiga Sare
2024-06-23

Kadiska Caruurta
2024-11-23 oo ka dhacay Stockholm-Rinkeby

Kulankii Guurtida Baddacas ee sanadlaha ahaa okt-2024 Stockholm- Bredäng

Boiqashadii ay masuuliyiinta Jaamacada Hargaysa ku yimaadeen wadanka SWEDEN magaalada Stockholm bilawgii dhamaadkii 2023

Videos

Ururka Badda Cas ee Stockholm – Summer Grill 25/07/2021

Hambalyo Ardayda Studenten 2021

Ururka Badda Cas Oo Ka Dhisan Dalka Sweden Ayaa Doortay Hogaan Cusub

High School Graduation Ceremony