DEGSIIMO XAGAAGII JAALIYADDA

You Are Currently Here:Home > Community Events > DEGSIIMO XAGAAGII JAALIYADDA
Loading Events
This event has passed.

OGEYSIIS:
SHIRSANNADEEDKA URURKA BADDACAS
KA: GUDDIDA BADDACAS
KU: DHAMMAAN XUBNAHA URURKA BADDACAS

KA SOO QAYBGALKAAGU WAA MUHIIM
Maalinta sabtida ee taariikhdu tahay 19 Mars 2022 saacadduna tahay 16:00 waxa furmi doona shirsannadeedkii Ururka Baddacas oo sannadkiiba lagu doorto guddi cusub. Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim si aad ula socoto hawlaha u qabsoomay ururka iyo qorshaha mustaqbalka.

KA HOR INT AAN SHIRKU FURMIN
Waxa muhiim ah inta aan shirku furmin hal toddobaad ka hor in aad la socodsiiso guddida doorashada, haddii aad diyaar u tahay in aad hawsha guddida ka mid noqoto. Waxa kale oo aad ku dhiirrigelin kartaa xubin aad isleedahay hawsha ururka wuu ku qaybgeli karaa.

FG: WAKHTIGA ILAALI 16:00 Sabti 19 Mars 2022

Warbixin dheeraad ah kala xidhiidh:

rodahavet@gmail.com
Sayid-Axmed 0763208976
Nimco Ibraahin 0707173209

GOOBTA: KISTA TRÄFF
KÖPENHAMNSGATAN 6
GOORTA: 19-03-2022
Maalinta Sabtida

Details

  • Date: March 19, 2022
  • Time:
    16:00 - 18:00
  • Cost: Free
  • Event Category:

Venue

  • KISTA TRÄFF , KÖPENHAMNSGATAN 6
  • Sweden

Organiser

Go to Top